Watermark
Logo

Hoggaanka Saadka Booliska Soomaaliyeed

Xakameyn, Qorsheyn, iyo Daahfurnaan.

Hoggaanka Saadka Booliska Soomaaliyeed wuxuu masuul ka yahay qorsheynta, maaraynta, iyo qaybinta saadka ay u baahan yihiin cutubyada Booliiska dalka oo dhan. Ujeeddadu waa in la hubiyo helitaanka agabka, qalabka iyo adeegyada lagama maarmaanka u ah fulinta howlaha amniga iyo adeegyada bulshada iyadoo la adeegsanayo nidaam casri ah oo hufan.


Soo gal Nidaamka

Fadlan geli xogtaada sirta ah